Karmel Restaurant: Waxaan idiin soo kordhinay Canjeero Daafi dha-dhan wanaagsan

Dhamaan macaamiisha sharafta leh ee Karmel Restaurant waxaa loogu bishaareynayaa inaan idiin soo kordhinay Canjeero Daafi dhadhan wanaagsan oo ay idiin diyaariyeen quburo aqoon wanaagsan u leh cunto karinta.

Hadii aad xiiseeneyo waxaad sii sameysan kartaa ballan adoo casuumi kara asxaabtaada, familkaaga iyo qof kasta oo aad jecesahay inaad farxad wada qaadataan.

Waxaad kale oo heli kartaan Delivery in la idinkugu keeno gurigiina, iyo goobtiina shaqada, wixi faahfaahin kala xiriir 0619888877
Canjeero Daafi-dhadhan wanaagsan waxaa kuu diyaariyay Karmel Restaurant 

Comments

Post a Comment