The best Place and Restaurant in Mogadishu Somalia | Karmel Hotel and Restaurant

Karmel Restaurant Waxaad ka heeysaa raashin nuuc kasta oo dooqaaga ah, hoolal casri ah oo loo diyaariyay in lagu qabto xafladaha aroosyada, meherka, shirarka iyo munaasabadaha kala duwan, sida qalin jabinta iyo siminnaarada.

Karmel Restaurant waxay ku taal jidka Digfeer degmada Hodan ee magaalada Muqdisho kala soo xiriir  +252 619888877.


Comments